Health, Family & Lifestyle      Alternative Medicine

Wehelka Muslimka: Qayb ka mid ah Ducooyinka Muhiimka u ah Qofka Muslimka ah

(0 reviews)
Condition
Quantity
(786 available)
Share
Book Details
Language
Somali
Publishers
Looh Press (3 July 2024)
Weight
0.15 KG
Publication Date
03/07/2024
ISBN-10
1912411733
Pages
112 pages
ISBN-13
9781912411733
Dimensions
15.24 x 0.71 x 22.86 cm
SKU
9781912411733
Author Name
Abdullahi Hassan Farah (San'aani) (Author)
Read More

Reviews & Ratings

out of 5.0
(0 reviews)
There have been no reviews for this product yet.
Wehelka Muslimka: Qayb ka mid ah Ducooyinka Muhiimka u ah Qofka Muslimka ah waxaa sababay qoriddiisa siyaabahan:In badan oo dadkeenna ka mid ah, in aanay aqoon ulahayn ducooyinkii Nebigeennu (ﷺ) ina baray;Qoraalada ducooyinka ah, oo luuqaddeenna ku qoran oo yar;Waqtiga la joogo oo ah waqti dadku adduunyo mashquul ku yihiin, xusiddii Eebbena ay yaraatay, marka laga reebo in yar oo Eebbe u naxariistay. Tiiyoo aan ku baraarugsannahay Alle xuskiisa iyo baryadiisu ahmiyadda ay leedahay;Soo kordhinta kitaab kooban oo xambaarsan ducooyin kooban, qofkuna waqti yar ku dheehan karo;Anigoo rajaynaya in Eebbaha sare, aniga iyo inta uu kitaabkani gaaraba ku anfaco adduun iyo aakhiro labadaba.

Ducooyinka kitaabkan ku qoran waxaan ka soo xigtay Qur'aanka iyo kutub badan oo kamid ah kuwa xadiiska sida Saxiix al-Bukhaarii, Saxiix Muslim, Sunan Abii Daawuud, Sunan al-Tirmidi, Sunan ibnu Maajah, Sunan al-Nisaa'i. Haddaba baahi ma ku haysaa? Wax ma kaa maqan yihiin? Alle dan iyo xaajo ma ka leedahay? Muraadkaaga adduun iyo midka aakhiro inuu kuu fulo ma rabtaa? Hadday sidaa tahay, ha yaraysan ducada, ha moogaan baryada Alle, ha illoobin gacmaha oo aad kor utaagto, yuu kaa qaldamin dariiqu; ducayso oo Rabbi uyeero, sacabada uhoorso; isagaa ku oranaya addoonkaygoow ibari, codkaaga aan maqlo, diyaar baan kuu ahaye.

. .

Frequently Bought Products

Product Queries (0)

Login Or Registerto submit your questions to seller

Other Questions

No none asked to seller yet

Bookiyos Books Solutions - Quality Books, Unbeatable Prices

Bookiyos Books Solutions is your premier online bookstore offering a vast selection of over 5 crore books. Whether you're looking for the latest releases, timeless classics, or rare finds, we have something for every reader. Our platform serves customers worldwide, including the USA, UK, and Europe, with fast delivery and easy return policies to ensure a hassle-free shopping experience. Discover daily updates, exclusive deals, and a comprehensive collection of books that cater to all your reading needs. Shop with confidence at Bookiyos, where quality books and unbeatable prices meet.

Why Choose Bookiyos?

Extensive Inventory: New, old, and rare books available.
Fast Delivery: Same or next-day shipping.
Easy Returns: Hassle-free refund and return policies.
Global Reach: Serving customers in the USA, UK, Europe, and beyond.
Daily Updates: Thousands of new titles added every day.
Join our community of book lovers and start your literary journey with Bookiyos Books Solutions today!