Religion & Spirituality      Islam

Tiryaaq. Tallaalka Shubhada

(0 reviews)
Condition
Quantity
(782 available)
Share
Book Details
Language
Somali
Publishers
Yaqeen Press (4 May 2024)
Weight
0.41 KG
Publication Date
04/05/2024
ISBN-10
8269367729
Pages
342 pages
ISBN-13
9788269367720
Dimensions
15.24 x 2.16 x 22.86 cm
SKU
9788269367720
Author Name
Dr Ali Mohamed Salah (Author)
Read More

Reviews & Ratings

out of 5.0
(0 reviews)
There have been no reviews for this product yet.
Kitaabkan hortaada yaallaa waa miiddii laga tuujiyey siddeed sanno oo *baaris*, akhris, wadasheekaysiyo iyo doodo ahaa, aniga oo isku taxallujiyey in aan wixii is lehba dhinac isku mariyo, waxana aan ku dedaalay in aan habeeyo oo quraaro. Waxana aan markaas ka bilaabay meesha ay tahay in laga duulo, taas oo ah in aan saxo ilaha aqoonta laga qaato, taas oo ahayd ka dib markii aan salka u dhigay qaybo ka mid ah hordhacyada muhiimka ah ee shubuhaatka ku sabsan.

Intaas ka dib waxa aan tooshka ku ifiyey manaahijta seeska u ah shubuhaatka, waxana aan xusay kuwayawga ugu muhiimsan waanan naqdiyey, intaas dabadeed waxa aan soo qaatay seesaska lagu dul dhisay shubuhaatka oo waxa aan ka tagay dhif iyo naadir noqonayo. Intaas ka dib waxa aan jeexay khariidad-hawleeddii aan ku burin lahaa shubuhaatka, taas oo koobsanaysa tallaabooyin dhayda ka cad, waxana aan buugga ku soo afmeeray tusaaleyaal xul ah oo shubuhaatka ku saabsan, aniga oo isku dayaya in aan si hawlqabad ah u dabbaqo tallaabooyinkaas aan ku burinayo.

Shubuhaatkuna waa ciiddaas iyo camaarkaas oo kolba waa soo xuubdhacsadaan, in la koobaana waa adag tahay, waxa aan markaas rajeynayaa in buuggani noqdo mid si mugweyn u qaadaadhigaya shubuhaatkii, kaas oo xoogga saaraya in la daweeyo jirridda shubuhaatka, in ka badan inta uu daweynayo kaamaheeda. Waxana xikmadda ka mid ah in xididdada loo siibo geedka xun, halkii la isku hawli lahaa in la gaagaabiyo laamaha qaayisay; maxaa yeelay haddii aad laamaha gaagaabiso waxa soo biqlaysa uun laan kale, haddii se aad geedka gabigiisaba xididdada u siibto dhammaan laamihii oo dhan ayaa wada dhacaya, xitaa haddii uu geedkaasi lahaa kun laamood!.

Frequently Bought Products

Product Queries (0)

Login Or Registerto submit your questions to seller

Other Questions

No none asked to seller yet

Bookiyos Books Solutions - Quality Books, Unbeatable Prices

Bookiyos Books Solutions is your premier online bookstore offering a vast selection of over 5 crore books. Whether you're looking for the latest releases, timeless classics, or rare finds, we have something for every reader. Our platform serves customers worldwide, including the USA, UK, and Europe, with fast delivery and easy return policies to ensure a hassle-free shopping experience. Discover daily updates, exclusive deals, and a comprehensive collection of books that cater to all your reading needs. Shop with confidence at Bookiyos, where quality books and unbeatable prices meet.

Why Choose Bookiyos?

Extensive Inventory: New, old, and rare books available.
Fast Delivery: Same or next-day shipping.
Easy Returns: Hassle-free refund and return policies.
Global Reach: Serving customers in the USA, UK, Europe, and beyond.
Daily Updates: Thousands of new titles added every day.
Join our community of book lovers and start your literary journey with Bookiyos Books Solutions today!